Golaha amaanka ee Q/Midoobay oo diiday dalab culus oo ka yimid dowlada Ruushka

Xubnaha Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa diiday dalab ka yimid dalka Ruushka oo ahaa in baaritaan lagu sameeyo weerarkii lagu qaaday dhuumaha loo yaqaan Nord Stream 1 & 2 ee shidaalka ka soo qaada dalka Ruushka isla markaana geeya dalalka Yurub Dowladaha Ruushka, Shiinaha iyo Brazil ayaa u codeeyey codsiga Ruushka, hase ahaatee xubnaha … Continue reading Golaha amaanka ee Q/Midoobay oo diiday dalab culus oo ka yimid dowlada Ruushka